Madaxweynaha Cusub Ee Mamulka Puntland Oo Iminka La Dhaariyey
January 8, 2019 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Xilka madaxweynaha mamaulka Puntland ee shanta sano ee soo socota waxaa maanta si rasmi ah ugu guuleystay Siciid Cabdilaahi Deni oo helay 35 cod .
Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa si rasmi ah iminka loogu dhaariyey xilkaasi iyada oo lagu dhaariyey madashii doorashadu ka socoto