berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Iminka Cafis Fidiyey Sarkaal Ciidan Oo Xadhig Dheer Ku Xukunaa
January 8, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis madaxweyne ku sii daayey sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo maxkamada ciidamadu hore u xukuntay.

 

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta kulan hadhimo sharafeed ah la qaatay qaar ka mid ah madax dhaqameedka beelaha Garxajis oo uu uga mahad celinayey sidii ay ugu soo dhaweeyeen gobolada bariga Somaliland wakhtigii uu safarka ku marayey ayaa ku war geliyey inuu cafis u fidiyey Gaashaanle Axmed Cadib oo ka tirsanaa ciidamada booliska Somaliland..

Suldaan Cali Yuusuf Cabdi(Cada Cas) oo ka mid ahaa madax dhaqameedka ka qayb galay kulanka hadhimo sharafeedka ayaa sheegay in madaxweynuhu ku war geliyey inuu cafis u fidiyey sarkaalkaas oo ka tirsanaa ciidamada booliska Somaliland, kaas oo maxkamada ciidanku ku xukuntay xadhig gaadhaya 10.

Suldaan Bada Cas ayaa sidoo kale sheegay in sarkaalkan la xidhay ka dib markii lagu xidhiidhiyey inuu lug ku lahaa  shaqaaqooyinkii beelaha ee ka dhacay gobolka Sanaag.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews