berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Cusub Ee Putland Oo Wareysigiisii Uhoreeyay Ku Sheegay In Somaliland Kusoo Xadgudubtay Dhul Putland Leedahay
January 9, 2019 - Written by admin

Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Danni oo Wareysigii u horeeyay siiyay telefishanka BBC-da ayaa sheegay ineysan Puntland iyo Somaliland ka dhaxeyn muran dhuleed, Balse iyaga lagu soo xadgudbay.

Siciid Deni wuxuu sheegay ineysan Dhulka maqan ee Puntland gor-gortan kala galeyn Somaliland, Kana yeeli doonin in lagu andacoodo Xaduudkii Wakhtigii Gumeystaha Ingiriiska.

Arinta Fedraalka ayuu balan qaaday inuu isugu ka shaqeyn doono sidi loo dhisi lahaa Dowlad Fedraal ah oo sal adag.

Mar la weydiiyay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyadu ayuu sheegay inuusan dastuurku diideen in Gole la dhisto wixii ay maamuladu xaq u leeyihiina Ku dhaqmayaan.

Waraysigan oo madaxwaynuhu BBC-da Siiyay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkiiisa

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews