berberatoday.com
Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland”Akhriso War Bixin
January 9, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-UK ayaa ku soo biirtay dalalka isku garbinaya inay saldhig militari ka sameystaan Somaliland, waxaa uga horeeyey dalalka Russia iyo Imaaraadka Carabta.

 

Arrintan waxaa lagu soo qaaday kulankii Hargeisa todobaadkan ku dhex maray wasiirka gashaandhiga ee UK Gavin Williamson iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Todobaadkii hore, Mr Williamson, oo dalka Kenya kula hadlay ciidamo halkaasi dalkiisa u jooga ayaa sheegay in Brexit-ka kadib ay UK badali-doonto siyaasadeedii 1960-kii ee aheyd  inay ka baxdo dalalka dhaca ‘Bariga Suez.’.

Russia ayaa ku dhawaaqay April-tii hore inuu doonayo inuu saldhig badda ah ka sameyso magaalada Saylac, wada hadal dhex maray Moscow iyo Hargeisa waxaa lagu heshiiyey in saldhiggaasi ay fariistaan ilaa 1,500 askari, si ay gacan u siiyaan maraakiibta dagaalka iyo kuwa quusa ee Ruushka, kuwaas oo isticmaala deegaanka bariga iyo geeska Afrika.

Source:- Goob Joog

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews