berberatoday.com
Ayaan Cashuur Oo Ah Wakiilka Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Beenisay Warkii Uu Sheegay Wasiir Guribarwaaqo
January 10, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Berberatoday.com)-wakiilka Somaliland ee dalka ingiriiska ayaan cashuur ayaa si adag u beenisay warkii wasiirka warfaafinta Somaliland cabiraxmaan guri barwaaqo ku sheegay in dawladda ingiriisku Somaliland u soo magacawday wakiil ayaan cashuur ayaa warkan ku tilmaantay mid laga naxo islamarkaana been cad oo uu wasiirku ku kacay ah waxaanay dadka warkaas faafinaya ugu baaqday inay iska daayaan beenta ay faafinayaan ayaan cashuur oo qoraal soo dhigtay barteeda facebuuk ayaa si adag u beenisay warkan Waxaanu qoraalkeedu udhignaa Sidan”

“UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan  joojiya warka aad faafinaysiin ,  safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” ayay tidhi Ayaan.

 

 Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay ee masuuliyiin dawladda Somaliland katirsani si badheedha iskaga jawaabaan warbaahinta iyaga oo sheegaya warar iskhilaafsan 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews