berberatoday.com
Jaamacado dalka Jarmalka ku yaala ayaa u ogolaaday ardayda Somaliyeed in ay dalkooda ku diyaariyaan Shahaadada labaad ee Caafimaadka (Master of medicine )
January 12, 2019 - Written by admin
Hadii aad tahay dhakhtar doonaaya in uu ku takhasuso oo  qaato shahaadada labaad ee Caafimaadka (MD) adiga oo kala dooranaaya  Maadooyinkan hoose waxaanu kaa caawin doonaa in aanu kuu fududeyno shuruudaha aad ku helayso visaha waxbarasho oo Master ah oo aad dalka Jarmalka 18 bilood ku soo dhameyn doonto. Maadooyinka aad kala dooran karto waxaa ka mid ah kuwan hoose:
– Anesthesiology;
– Anatomy;
– Industrial Medicine/Occupational Medicine;
– Ophthalmology;
– Biochemistry;
– Surgery;
– Gynecology & Obstetrics;
– Ear-Nose-Throat Medicine;
– Dermatological, Venereal Diseases;
– Human Genetics;
– Hygiene and Environmental Medicine;
– Internal & General Medicine;
– Pediatrics;
– Pediatrics Psychiatry and Psychotherapy;
– Laboratory Medicine;
– Microbiology, Virology & Infection Epidemiology;
– Oral & Maxillofacial Surgery;
– Neurosurgery;
– Neurology;
– Nuclear Medicine;
– Public Health;
– Pathology;
– Pharmacology;
– Physical medicine & Rehabilitation;
– Physiology;
– Psychiatry & Psychotherapy;
– Psychosomatic Medicine and Psychotherapy
– Forensic Pathology;
– Radiation Therapy;
– Transfusion Medicine;
– Urology
 .
 

Waxaa arday kasta ama tartame kasta lagu xidhi doonaa shuruudahan hoose:

1- In uu haysto shahaadada kowaad ee Caafimaadka ( Bachelor Degree in Medical Surgery )

2- In uu ka registergareysan yahay Wasaarada Caafimaadka ee dalkiisa.

3- In uu ka soo shaqeeyey dhakhtar  oo uu haysto waayo aragnimo dheeraad ah

4- In uu Fiiga iyo lacagta uu ku noolaanayo iska bixin karo sanadka koowaad waayo sanadka labaad waa bilaash waxbarashadu

5- In uu dalkiisa ka haysto warqada denbi la’aanta ah iyo warqad caafimaad oo cadeynaysa in uu ka reeban yahay cudurka dilaaga ah ee HIV Aids.

6- In uu soo qorto warqad uu ku soo bandhigaayo kartidiisa iyo  sida ay uga go’an tahay in uu waxbarshada  ku dhameyndoono mudadeeda.

Ardeyga buuxiya shuruudahaas kor ku xusan waxaanu ka caawin doonaa sida uga dhakhsaha badan ee uu ku helaayo Vise waxbarasho oo dalka Jarmalka ah.

Fadlan wixii Faa-faahin dheeraad ah kala soo xidhiidh magaca iyo emailkan ama numbarkan hoose:

Abdi Yusuf mohamoud

Student career advisor

email: inafidhinle@gmail.com

Mob: 44+ 07950 341 347

WhatApp = 44+07950 341 347

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews