Daawo Muuqalka”Garyaqaano Eedeymo Culus U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland
January 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay Maanso uu xukuumada ku dhaliilaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/OxtYfkGdkoI
Berberatoday.com