berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Maamulihii Dekeda Bosaso Ee Shirkadda P&O Port Oo La Dilay
February 4, 2019 - Written by Berbera Today

Bosaso(BerberNin Hubaysan ayaa saaka toogasho ku dilay maamulihii Dekeda Bosaso ee shirkadda P&O Port/DP World Paul Anthony Formosa.

Ninka dilka gaystay oo ku hubaysnaa bastoolad ayaa maamulaha toogtay xili uu ka soo baxayay guriga uu ka degan yahay magaaladda Bosaso oo ku dhex yaal qaybta Nagfish ee Dekeda magaaladda.

Sida ay Horseedmedia loo xaqiijiyay, Maamul Poal waxaa dhaawac ahaan loo geeyay cusbitaalka National ee magaaladda Bosaso, halkaasi oo ku markii dambe ku geeriyooday.

Ciidamada Ilaalada Dekeda Bosaso ayaa toogtay ninkii dilay Paul Formosa, waxaana dhaawaciisa la geeyay oo lagu dabiibayaa Cusbitaalka Guud ee magaaladda Bosaso.

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay dilka Paul Farmosa sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters.

Paul Farmosa oo u dhashay jasiirada Malta ayaa maamulayay dekeda magaaladda Bosaso oo maamulkeeda uu la wareegay sanadkii 2017kii. dowladda Puntland ay heshiis 30 sano ah la gashay shirkadda P&O ports oo qeyb ka ah shirkada DP World 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews