berberatoday.com
Safiirkii Dawlada Xamar Ufadhiyey Dalka Kenya Oo Muqdisho Ka Soo Degay
February 17, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay in uu dalkiisa dib ugu laabto.

Diyaarada siday Danjiraha ama safiirka waxaa la socday Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka soo laabtay dalka Sweden soona maray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa maanta la filayaa in sidoo kale uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Muqdisho danjiraha Kenya ee Soomaaliya oo dowladda Kenya ku amartay in uu deg deg u soo laabto.

Maalintii shalay ayeey si lama filaan ah dowladda Kenya ugu dhawaaqday in ay xiriirkii Diblomasiyadeed u jirtay Soomaaliya oo ku eedeysay in ay iibgeysay shidaalka ama kheyraadka jira qeyb ka mid ah xudduud baddeedka muranka uu ka taagan yahay ee labada wadan

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews