“Aqbali Meyno Eedeymaha Kureyda Yar Yar Ee Waddani ..” Wasiir Buuni”Daawo Muuqal
February 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Eng Xussen Buuni ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalmihii ugu danbeeyey uga imaaneyey xukuumada iyo madaxweyne Biixi-ba masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani
Wasiir Buuni waxaa uu wacad ku maray ka xukuumad ahaan in aaney dib u aqbali doonin una dul qaadan doonin in xukuumada ay eedeymo uga yimaadan masuulyiinta dhalinyarada ah ee xilalka ka haya xisbiga Waddani
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan