Daawo Muuqalka”Ganacsatada Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Qaadka Ay Ka Keeni Jireen Dalka Kenya
February 19, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Ganacsatada qaadka ka soo iibsata dalka Kenya ee keena magaalada Moqdisho ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay gabi ahaan-ba joojiyeen qaadkii ay Kenya ka keeni jireen isla markaana ay ku badesheen qaadka dalka Itoobiya .
Arintan ayaa waxaa sameyn ku yeelatey isla markaana sababtey khilaafka siyaasadeed ee Kenya iyo Somaliya ka dhex qarxay