berberatoday.com
Maal-qabeenno Swedish Ah Oo Somaliland Uyimi Arrimo Ganacsi Oo Xukuumadda La Kulmay
February 19, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Iskugu jiray Maal qabeeno udhashay dalka sweden oo uu Weheliyo Safiirka somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta wasaarada arimamaha dibada somaliland iyo wasaarada ganacsiga.

Ujeedada Ganacsatada swedishka ahi  Uyimaadaan Somaliland ayaa Ah Sidii ay somaliland maalgalin lahaayeen. Iyo arimo Ganacsi.

Ugu horayna waxaa xubnahan Ganacsatada ah xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka wasaarada arimaha dibada, sidoo kale  waxay kulamo kale layeesheen masuuliyiinta wasaarada ganacsiga& warshadaha iyo dalxiiska .

Safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden Amb Sakariye xasan Wacays ayaa mudooyinkii udanbeeyay ku hawlanaa sidii uu khayraadka somaliland ugu raadin lahaa maalgashi caalami ah taasi oo xiligan keentay in dalka ay yimaadaan ganacsato waawayn oo udhashay sweden kuwaasi oo lagu wado in ay somaliland ku sameeyeen maalgalin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews