berberatoday.com
Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilo Culus Ku Hurgufay Golaha Wasiirada Madaxwayne Biixi, Soona Jeediyay In Aan Markale Xisbiga Lagu Wareejin Beesha Bariga Burco
February 19, 2019 - Written by admin

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdale Maxamed Faarax (jirde) oo ka tirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa dhaliilo culus Usoo jeediyay Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse biixi isaga oo sheegay in aanay ahayn kuwo tayo leh oo hawlaha loo igmaday fulin kara, wallow uu xusay in ay jiraan qaar shaqadooda ka Dagi.

Sidoo kale Siyaasi Jirde ayaa soo jeediyay in aan  mar kale hogaanka xisbiga kulmiye lagu wareejinbeesha bariga burco Isaga oo xusay in ay Somaliland  iyo xisbinimada ceeb ku tahay In marba laba beelood isku wareejiyaan Hogaankiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews