War Deg Deg Ah”Shirkii Golaha Dhex Ee Xisbigga KULMIYE Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Sababta Uu Ka war Bixiyay Axmed Cabdi Dheere
February 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu sheegay in dib u dhac ku yimi qabsoomidii shirka golaha dhaxe ee xisbigaas.
Guddoomiye Axmed Cabdi Dheere waxa uu sheegay in shirku qabsoomi doono 25-ka illaa 26-ka bishan labaad 2019.
Shirka golaha dhexe ayaa hore ugu mudaysnaa inuu qabsoomo 23-ka ilaa 24-ka bishan labaad 2019-ka waxaanu dib u dhacay kaba maalmood wakhtigii loo qorsheeyay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan