berberatoday.com
Gaarisa Kenya”Sadex Ruux Oo Bulaacadi La Duntay oo Raq Iyo Ruux La Layahay
March 13, 2019 - Written by admin

Garisa(Berberatoday.com)-Dadka ku nool magaalada Garisa ayaa tan iyo xalay ku mashquulsan sidii loo heli lahaa oo dibadda loogu soo saari lahaa raq iyo ruux, saddex qof oo laba ka mid ahi caruur yihiin oo xalay fiidkii ay la duntay Bulaacad ama musqul ku taalla guri ka mid ah guryaha magaalada Garisa ee dalka Kenya.

Saddexda qof ayaa kala ah nin oday ah, wiil uu awoow u yahay iyo wiil yar oo ay dhaleen reerka daggan guriga ay masiibada ka dhacday

Ninka Odayga ah ee wiilka yar ee uu Awoowga uyahay watay ayaa ahaa mulkiilaha Guriga Bulaacadiisu la duntay oo ay ugu yeedheen reerka kirada ugu jiray inuu ka sameeyo bulaacada Musqusha oo aad ujilicsanayd oo dumaysay waxase isaguna masiibadaas raacay oo wiilkii yaraa ee odayga guriga leh awoowga u ahaa gacanta qabsaday lana dul tagay bulaacada Wiil yar oo reer guriga kirada ugu jiray dhaleen .

Sadexdan ruux ee laba caruurta yihiin ayaa ilaa hada la la yahay raq iyo ruux iyada oo guriga iyo buluaacadiisa la duntay yihiin kuwo qadiimiya oo ilaa 40 sano ka hor la dhisay waxaana ilaa hada ku hawlan baadi gaabka dadkaas sadexda ah Masuuliyiinta Gobolka Garisa ee dawlkada Kenya oo fadhaya Bulaacada oo ay kujiraan Wasakh in ka badan afartan sono lagu shubaayay oo isku xanjawday.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews