berberatoday.com
Madaxweynaha Faransiiska Oo Socdaal Ku Maraya Qaarada Africa Iyo Soo Dhawayntii Raysal-wasaaraha Itoobiya.
March 13, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo booqasho ku maraya dalal ka mid ah qaarada Bariga Africa isla markaana xalay ka soo degay dalka  Jabuuti ayaa waxa uu  goor dhaweyd gaadhey  dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Faransiiska waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee magaalada Lalibela raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed .

Socdaalka Madaxwaynaha Faransiiska ayaa ujeedadiisu tahay sidii dawlada faransiisku ay kor ugu qaadi lahayd xidhiidhka ay la leedahaya wadamada qaarada Africa.

Madaxwaynaha faransiiska iyo raysal wasaaraha itoobiya ayaa ka wada hadlay xidhiidhka labada dal iyo arimaha maalgashiga.

Waa Markii ugu horeysay ee madaxweynaha Faransiisku yimaado dalka Itoobiya isla markaana waxaa uu madaxweyne Emmanuel Macron oo Itoobiya uga sii gudbi doona dalka Kenya oo uu kaga qeyb gali doono shirka Deegaanka Aduunka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews