berberatoday.com
Saylici Oo Sagootiyey Dhallinyaro Somaliland Uga Qayb-gelaya Tartan ka Dhacaya Jabuuti
March 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sagootiyey saddex dhallinyaro ah oo magaca dalka Jamhuuriyadda Somaliland kaga qaybgelaya tartan dhinaca orodka ah oo lagu qabanayo dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweyne ku-xigeenka, ayaa la dardaarmay dhallinyaradan tartanka ka qaybgelaysa, waxaana uu ku dhiirrigeliyey inay Maanka ku hayaan sidii ay guul ugu soo hoyn lahaayeen qarankooda, isla-markaana ay aaminaan inay rumayn karaan hammigooda ah inay tartankaas ka geli karaan kaalmaha hore.

Dhallinyaradan u amba-baxday tartanka ay kaga qayb-gelayaan dalka Jabuuti, ayaa kala ah Xamse Bade Macallin oo ka qaybgeli doona orodka 3000M (Saddexda kun ee mitir), Cismaan Cilmi Sheer oo ka qayb-geli doona orodka 5000M (Shanta kun ee mitir), Khaalid Xuseen Yuusuf oo ka qaybgeli doona orodka 800M (Siddeedda boqol ee mitir) iyo Mustafe Cabdiraxmaan Xaddi oo ah guddoomiyaha ciyaaraha fudud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews