War Deg Deg Ah”Wasiir Xukumada Somaliland Katirsan Gaadhi La Qalibmay
March 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Oodweyne oo maanta u kicitamay magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay jidka u dhaxeeya Baligubadle iyo Oodweyne
Wasiirka oo la Hadley tvga Eryal ayaa sheegay in uu bed qabo oo cid wax ku noqotey aaney jirin balse gaadhigu uu Burburey , wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in deeganka uu gaadhigu kula dhacay ay tahay Bali Kaliil
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan