Daawo Muuqalka”Qaabkii Wasiirka Arimaha Debeda Eritrea Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa Iyo Qaabilaadii Madaxweyne Muuse Biixi
March 18, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey wasiirka arimaha dibada dalka Eritrea Cismaan Saalax
Halkan Hoose Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com