Daawo Muuqalka”Wasiirka Biyaha Somalilland Oo Ku Dhawaaqey Biyo La,aan Soo Food Saartay Gobalada Dalka Qaarkood
March 18, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha Somaliland Mudane Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in biyo la,aan ay ka jirto gobalada Bariga Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com