berberatoday.com
Maxkamada Israel Oo Musharax Ka Mamnuucdey Doorashooyinka Dalkaasi
March 18, 2019 - Written by admin

Telviv(Berberatoday.com)-Maxkamadda ugu sarraysa Israa’iil ayaa muruashaxnimada doorashada bisha soo socota ka hor istaagtay Michael Ben-Ari oo madax u ah xisbiga Jewish Power ama Awoodda Yuhuudda.

Go’aanka ay maxkamaddu gaadhtayna wuxuu meesha ka saaraya mid kii ay horay u gaadheen guddiga doorashada.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Isra’iil Avichai Mandelblit ayaa sheegay in hadalka uu yidhi uu u dhigmo kicin iyo cunsurinimo.

Maxkamadda ayaa sidoo kale ogaalatay xisbiyadii Carabtu in ay ka qayb qaadan karaan doorashada 9 Abriil dhacaysa oo horraan looga hor istaagay.

Waxaa doorashada looga hor istaagay hadalladii adkaa ee ay ka dhaheen xukuumadda Israa’iil iyo Ciidammada qalabka sida ee Israa’iil.

Ka hor doorashada Ra’iisulwasaare Benjamin Netanyahu ayaa xulafo la noqday qaar ka mid ah xisbiyada siyaasaddoodu midigta fog tahay isaga oo isku dayaya in uu taageero ka helo.

Xisbigiisa Likud ayaa u muuqda in uu doorashada door wayn ka ciyaari doono inkastoo ay socdaan baaritaanno lagu hayo oo la xiriira musuqmaasuq.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews