berberatoday.com
Mid Ka Mid Ah Agaasimayaasha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Is Casilay
March 18, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xog ogaal ah isla markaana aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa waxaa ay sheegayaan in uu warqadiisa iscasilaada uu u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan Xussen Warsame

Agaasimaha ayaa warqada iscasilada ku sheegay sababta uu isku casilaayo xaalado caafimaad darted , waxaana ay xoguhu tilmaamayaan in madaxweyne Biixi ka aqbaly iscasilaada Agaasimaha

Shabakada Ilaysnews.com oo  khadka telefoonka ka garaacdey agaasimaha  si ay warkan uga xaqiijiso ayaaney noo suurto galin kadib  Telefoonkiisa oo xidhmay

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews