berberatoday.com
Jamhuuriyada Somaliland Iyo Qatar waxa dhexe maraya Collad Hawad Dhexe Mareysa ?Qorre Abokor I Mohamuud
March 19, 2019 - Written by admin
Jamhuuriyada Somaliland iyo Qatar waxa dhexe maraya Collad Hawad dhexe mareysa  mid waliba na wax uu toosh ku finayaa dantiisa gaar ah . Marka ay sidda tahay waa lagama-xanaaqan ,Been-sheega ,iyo Malo-awaalka ,waxa aan jirin oo labbad dhinac mid ba dhinacisa fidiya .
Nin ba lagu yidhi Hebelow , hadda Hebel ayaa ku cayey?
Wax uu ku jawaabay Hebel awilba Col,baanu ahayn .
Haddii aynu Maqalno, Qatar ayaa Jamhuuriyada Somaliland wax ka sheegatay . Waxa aynu ka taagan nahay halka Ninkaa ee ah ee ah awilba Qatar, Colaad, Hawad dhexe ah ayaa ina dhex-maratay .
Markaa meel aynu wanaag iyo Aaman-toonna ka sugeyno ma heyn Qatar iyo Wakallada Warark Beenta ah fidisa ay leedahay ee Aljazeera . Jamuuriyad Soomaliland ahaan hadda ayeynu ba ugu hadal iyo yabooh badan nahay . hasa yeeshe Arimaha Qatar waxaynu ka dhegaysanynaa Heestii uu tiriyey Abwaan Cabdi Aadan xayd (Cabdi Qays ) ee odhan jirtay ama ku bilaami jiratay ” Abidkay ba waan jiray “ ee AUH Mahamed mooge, Libaan ku Luuqeyey.
Waxay na Heestu u dhigan tahay ayaado dhameystiran siddan:
• Abidkay ba waa jiray jab intuu dhacaaye.
• Waanba joogay dunidann,e wixii uu rag jiite.
• Jilaalku ima karro,iyo jidiin cadaadkuye.
• Ma Jilcamoo ma jifsaddo, mana jidhidhicoode.
• Soo jiidh wanaagaa jeenigan ku soo qaad amba ooda soo jebi, Dhaxaan belo u joogee.
• Jirid aan go,ayninoo, Xidida jidataanee, jar hadii aad isleedahay , jidiid ima karraye.
•Jasha Eebe mooye cidi joogsin maysee.
•Ha jidin cadaadnina ,Hadal ima jareeyee.
•Soo jiidh wanaagaa jeenigan ku soo qaad amba ooda soo jebi, Dhaxaan belo u joogee.
•Jeex bira ka hadhay iyo jab finiina baanee , Wadnahaygu Jalawdiyo ma yaqaano jugleyde.
•Kolay jabaq ugaadh tahay jid aan raacay kama noqon.
Kama joogsan waligay halkay laabtu jamatee.
•Soo jiidh wanaagaa jeenigan ku soo qaad amba ooda soo jebi, Dhaxaan belo u joogee.
waxa inta raacinaya Qatar Dagaalkeed iyo beenta ay la ordayso wax dhibaato u keeni karraya ma ah  Jamhuuriyada Somaliland iyo Mawqufkeeda . 
 Sidoo kale qatar waxay ka hadlaysa waxa weeye sidee ayaa Sacuudiag iyo Xulufadiisu isku kay raacan waxa inta u dheer waxay isku dayday wax kasta oo ay aduunka uga dacwooto cid ka hoos qaaday ma jirto . marka la yaabi mayno beenta iyo Xaasinimada ay ka sheekaynayso .
Qorre Abokor I Mohamuud .
Waa Bilaahi Towfiiq.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews