berberatoday.com
“Aniga Oo Ka Mid Carabta Iyo Hindida Degan Magaalada Berbera Labada Qarni”Maayar Cabdishakuur Cidin Haduu Wax Dhacayo Wuxu Dhici Lahaa Guryihii Ilma Gadhcase Ee 35-ka Sanadood Uu U Ilaalinayey W/Q Coečh Xasan Saalax(Xasan Hindi)
March 20, 2019 - Written by admin

“Aniga oo ka Mid carabta iyo hindida degan magaalada berbera labada qarni Deganaa”

Waxan Halkan Ka Cadeenayaa Aqoonta Fiican Ee Aan U Leeyahay Maayar Degmada Berbera C/shakuur Maxamuud Xasan Cidin Mudo 25 Sano Ah Ayaanu Isku xaafad Ahayn Waliba Isku Sakad Aanu Deganayn Sekadaa Aanu Wada Daganayd Waxa Masuul Ka Ahaa C/shakuur Waxaana Sekadaa Iskalahaa Faamli Carab Ahaa Oo La Odhan Jiray Ilma Gadhcase Oo Intii Dagaaladu Dhacayn Wadanka Ka tagay Iyaga oo meelabadan kale Deganaa Afar Sano Ka Hor Ayey Dalka Kusoo laabteen.
Wqxay U Yimadeen Cabdi shakur Waxaanay Ku Hidhaahdeen Cabday Guryahayagii Waxaanu isku Soo Afgaranay Inaanu Wada Iibino Ee Hadii Aad u Baahan Tahay Oo AAD iibsanayso Waanu Kaa Iibinaynaaye Noo sheeg

Cabdi Wuxu Ugu Jawaabay Anigu Uma Baahni Inaan Idin Ka Iibsado Ee Igala Wareega Hantidiina Meel Jeceshihiina Ka Iibiya Xorbaadu U Tihiin waanu Ku Wareejiyey Markaas Ayey Suuqa U Galeen Waxay Ka Iibiyeen Inka Ina Xaashi Layidhaahdo Ee Mansoor Hotel berbera Iska Leh Waana Markhaati Madoon Waxa Arintaa Goob jooge Ka Ahaa Ganqsadaha da da yar Maxamed xasan Carab Hadaan been Sheegayo

Hoos U Dhaadhaca hadalkayga waxa Weeye Maayar Cidin Mudadaa Dheer Ee Aanu wada Deganayn Magaalada Carabta Iyo hindida Magaalada Wuxu Ahaa Nin La Qaybsada Dhibta Iyo Marxaladaha Soo Abaaro Haday Tahay Cid Loo Gurmanay Haday Tahay Aas Haday Tahay Cid Dayn Loo Haysto Haday Tahay Cid jeelka Nagaga Xidhan Intaba Wuu Naga Maareen Jiray Oo Xataa Kamuu Seexan jirin ilaa Uu Arinkayaga uu Ku Guulaysta Waxbana Nagagamuu Dooni Jirin.

Ilaahay Dartii Iyo Jaar Nimo Iyo La Dhaqan In badan Aanu isku Dhex Jirnay Mooyee Wax Uu Natara Mooyee Waxba Nagamuu Qaadi Jirin Waligiina Lama Maqal Waana Ayaan Daro Maanta inaanu Abaalkiisii Canbaareen ugu bedelno Qofka Bini Aadamka Ahna libtuu leeyahay Lama Qariyo.

Somaliduna Waxay ku maahmaahdaa Abaal ninkii Kuu galaa Amaah Loogu Ceshaa waxan Kaloo baaq U Dirayaa Dadka Magaalo Kale Kasoo canbaareenaya iyagoon aqoonba u lahayn Xataa magaciisa sixi waayey Ilaahay Ka baqa Oo Yaan Si Khaldan Laydiisoo adaygsan Hawl Aydaan waxba ka Ogayn haku Naar shaqaysanina cida 
Cida Wax u Sheeganaysaana Wadada Fiican Hakula Xaajooto Ilayn Gar Kama waynee

Waxay Daawanay Laba daawasho Oo Isku Reerkaliya Ah Halkaas Ayaad Ka Garanaysaa In Laga khaldan Yahay maayarka oo Midna Raali Galinayo midna Canbaareenaya Waxan Ku O Dhan lahaa Idinku Kusoo kalabaxa Hawshaa.

Maayar Cidina Anaa Kun jeer Xaalsiinay Ninkii shalay Naftiisa Noo Hurayey Ee hantida Aanu Leenahay noosoo Dhicinay Inaynu Canbaareena Waa khalad Haduu Wax dhacayo wuxu dhici lahaa Kuwuu ilma gadhcase ee 35 Donka Sanadood Uu U Ilaalinayey ayuu dhici lahaa.

Kunjeer Anagaa Xaal kusiinay Maayar Cidin Adbi Abdi Shakur Abaal badana Kuu Hayna waayo Anagaad dayn Badan nagu leeday

 

 

 

 

W/Q Coečh Xasan Saalax(Xasan Hindi)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews