berberatoday.com
Saddexda Kooxood Ee Ugu Cad Cad Ku Guulaysiga Champions League
March 27, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Louis van Gaal oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya bixiyay ayaa saadaaliyay saddexda kooxood ee uu arko in ay yihiin kuwa ugu cad cad ee koobka UEFA Champions league ku guulaysan kara laakiin Van Gaal ayaa ka cadhaysiiyay jamaahiirtii kooxdiisii hore ee Man United.

Louis van Gaal ayaa tilmaamay in kooxaha Barcelona, Manchester City iyo Liverpool yihiin saddexda kooxood ee ugu cad cad koobka UEFA Champions league wuxuuna aaminsan yahay in Liverpool iyo Man City ay yihiin labada kooxood ee ugu awooda badan.

Louis van Gaal oo u waramayay BBC Sport ayaa yidhi: “Dadku waxay ka fikirayaan in Barcelona ay ugu fiican tahay, laakiin uguma fiicna. Manchester City iyo Liverpool ayaa in badan ka kooxaysan Barcelona. Liverpool ayaa in badan ka kooxaysan City”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews