berberatoday.com
Goleyaasha Deegaanada Nidaamkee Sharcigu Uqeexay #Kaladirista Gole Deegaan!
March 29, 2019 - Written by Berbera Today

Bal Ufiirso qodobkan ,oo iswaydii go,aan Madaxweyne kasoo saaro kala Diristooda imisa talaabo ayaa ka horeya oo xeerku jideyey in laqaado?hadii sabtida 30 march 2019 mudo xileedkii loo kordhiyey dhamanayo. wasarada arimaha guduhu warbixin ma ugudbisay madaxweynaha ?madaxweynuhu mudo xileedka ka hor #Gudi ma umagacabay soo baadha ?.maxa golihii wakiilada &Goleyasha deegaanada ee isku marka loo kordhiyey looga reebay ta goleyaasha deeganada ? Bal ufiirso

QODOBKA 29’aad

KALA DIRIDDA GOLAHA.

1; Marka ay (3) kalfadhi oo is xiga sabab la‟aan, Degmooyinka Darajada “A” & “B” fadhiyadoodu u

Qabsoomi waayaan. Degmooyinka Darajooyinka C, & D hadii 4 Kalfadhi oo isku xiga sabab la‟aan u qabsoomi waayaan.

2; Marka ay (1/3) xubnaha Goluhu soo jeediyaan (2/3) Na ansixiyaan.

3; Marka Guddi qaran oo gaara ah oo madax banana oo madaxweynuhu u magacaabay xilka kala diridda ay soo baadhaan gefafka dhacay ee lidka ku ah xilgudashadooda warbixin iyo talooyin cadna ka keenaan.

4.Marka dadweynihii soo doortay ee Degmooyinka

Darajada “A” (5,000) Shan Kun oo Qof Maxkamadda

Gobolka iska diiwan galiyaan kuna hor saxeexaan, soona

jeediyaan in la kala diro Golaha sidoo kale Degmooyinka

Darajooyinka “B” “C” & “D” na waa 2000 oo Qof.

5; Dadweynaha soo jeedinaaya Codsiga kala dirida wax u shardi ah inay deggan yihiin Degmada kana diiwaan gashan yihiin, isla markaana buuxiyaan shuruudaha Codeynta Ee sharciga doorashooyinku jideeyeen.

6; Marka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guduhu uu ku qanco, hubiyana xaqiijinta inay jebiyeen ama ay ku sifoobeen Arrimaha ku xusan Qodobkan Ee sababta kala dirida Golaha, wuxuu Wasiirku Awood u leeyahay, in uu soo jeediyo kala dirida Golaha, una gudbiyo Madaxweynaha oo leh Awoodda kama dambaysta ah ee kala diridooda, iyada oo loo marayo maxakammadda

Awooda u leh kala diridooda ee Heer gobol.

QODOBKA 30’aad

MUDADA KALA GUURKA.

1; Mudada kala guurka ah ee u dhaxaysa taariikhda Golihii hore la kala diray inta laga soo dooranayo Golaha Cusub waxaa Xilka sii haynaya Xoghayaha Fulinta ee Degmada/Gobolka iyo madaxda waaxyaha ama laamaha Wasaaradaha,

QALINKII; AB, CABDIKARIM MUXUMED XASAN(QAAMUUSKA)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews