berberatoday.com
Arrinka Ganacsade Axmed Geelle Iyo Madaxweyne Geele!Prof Cabdi Cali.
April 5, 2019 - Written by admin

Muxu ku keenay Ina Cumar Geelle booqashada iyo ictiraafka Muqdisho ayaa leh, Hargeysana aqoonsiga waan kala dagaalamayaa, lugna soo dhigi maayo, maxaa yeelay taasi waxbay u taraysaa!!! haddana, dhinaca kale, wax kasta ha ii fuliso Somaliland, xataa hadday tahay in loo dhiibo ganacsatadeena!!!

Qodobka labaad, haddi ay sax tahay sidaan maqlay, waxa la isku hayaa waa adduun ama ganacsi lacageed; ma fahmi karo anigu nin madaxweyne ah oo baayac mushtar ah.

Qodobka saddexaad, qofku mar haddii aanu wax soo dilin ama danbi bani’ aadam oo foolxun soo gelin, ma jirto dawlad adduunka ah oo kaa yeelaysa qofkaasi lacag baan ku leeyahay ee ii soo qabta, gaar ahaan lacag siyaasiyiin ku lug leeyihiin; hadduu muwaadin yahayna hadalkiisa daa; Dastuurkeena way ku caddahay taasi; madaxda Djibouti iyo Somaliland ba ha loo sheego in aanay lacagtu muhiim ahayn; bani’aadamka ayaa ka qaalisan; ma karaamaysna lacagtu; ha dhacdo lacagtu iyo dadka jeceliba!!!

QALINKII; PROF CABDI CALI ; maamul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews