berberatoday.com
Madax-dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Madaxtooyadu Awood Ciidan Kagala Wareegtay Oo La Dhisayo
April 13, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Salaaddiinta Waxgaradka, Siyaasiyiinta Beesha Oday Maxamed xasan dalab oo ah mulkiilaha dhul la sheegay in laga dhisayo madaxtooyo cusub, muddana xoog ay ku dhisayeen ciidamada millatariga Somaliland ayaa si adag uga hadlay dhacdadan iyagoo fariin u diray madaxwayne Muuse Biixi oo ay ku eedeeyeen in uu isagu hawshan wado,6 sifo sharciga baalmarsana uu doonayo in uu dhulkan ku qaato.

Ugu horanya waxaa arinta xooga loogu haysto beertiisa iyo marxaladihii ay soo martay ka hadlay oday Maxamed Xasan Dalab iyo Cabdi Ismaaciil oo isna kamida qoyska leh Beertani.

Sidoo kale, Waxaa iyagu si kulul Ucanbaareeyay talaabada Madaxwayne Muuse biixi Uu Ku haysto beerta Maxamed xasan dalab Ex Xidlhibaan Xasan Xaydh, Suldaan Siyaad, Cabdiqaadir Sheikh Yuusuf sh. Madar Iyo Caaqil Shaqale, kuwaasi oo dhamaantood wacad ku maray in aanay suurto gal ahayn in beerta Maxamed Xasan xoog lagu qaato sharciga uu ku leeyahayna uu yahay ka Madaxwaynaha ka  dhigay Muuse.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkaas

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews