berberatoday.com
Baarlamaanka Masar Oo Ucodaynaya Inuu Cabdilfatah Al Sisi Xukunka Hayo Tan Iyo 2030
April 16, 2019 - Written by admin

Cairo(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Masar ayaa Talaadada u codaynaya in ay isbadal ku sameeyaan dastuurka dalka si loo kordhiyo wakhtiga uu xilka haynayo madaxweyne Cabdulfatax Al Sisi, taas oo macquul ka dhigaysa in uu sii joogo tan iyo 2030.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale awooddo dheeraad ah ku yeelan doona garsoorka.

Waxaana loo ogolaan doonaa in uu soo magacaabo garsooreyaal.

Dadka taageersan Mursi ayaa sheegaya in uu u baahan yahay wakhti dheeri ah si uu u dhamaystiro isbadallada waawayn ee dhaqalaaha ee uu wado.

Balse dadka ka soo horjeeda ayaa sheegaya in isbadalladan ay diiradda saarayaan sidii uu awoodo dheeri ah ku heli lahaa hoggaamiye xorriyadda wiiqay, waxayna ku dhaliileen in uusan ku wanaagsanayn xuquuqda aadanaha.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews