Daawo Muuqalka”Garyaqaanka Guud Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Deegaanka
April 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaanka Guud ee Somaliland Cabdisamaad Cumar Maal ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Somaliland aaney ku darin xeerka ismaamulka gobalada iyo degmooyinka dalka qodobka sheegaya in xildhibaanku aanu xasanad laheyn , balse qodobkaas ay ku darsadeen guddi hoosaadka arimaha gudaha oo xeerkan uu sii maray
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan