berberatoday.com
Maraykanka Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sarkaal Daacishta Soomaaliya Ah Oo Ay Dileen
April 16, 2019 - Written by admin

Djabuuti(Berberatoday.com)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn lagu dilay ku-xigeenka Ururka Daacish ee dalka Soomaaliya Cabdixakiin Dhocob, waxaana dilkan faah faahin dheeraad ah ka bixiyay taliska Mareykanka ee Africom,.

Qoraal ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa lagu sheegay in 14-kii Bishaan duqeyn dhinaca cirka ah ay la beegsadeen gaari uu sarnaa hoggaamiye ku-xigeenkii labaad ee Daacish-ta Soomaaliya oo marayay deegaanka Xiriiro ee gobolka Bari.

Taliska ayaa sidoo kale sheegay in sarkaalkan uu ahaa shaqsiga soo abaabula weerarrada ka dhaca deegaanada Puntland.

“Waxaan sidii wadeynaa taageerada aan siino Soomaaliya ee dhinacyada Ammaanka,Dhaqaalaha iyo horumarinta,waxaana kordhineynaa weerarada aan la beegsano Xarumaha Kooxda Daacish si ay u yaraato awoodooda,waxana bartilmaamedsan doonaa kuwa fuliya weerarada xagjirnimada ayuu yiri Agaasimaha dhinaca Ammaanka Mareykanka u qaabilsan Qaarada Afrika Gen. Gregg Olson.

Mareykanka ayaa kordhiyey duqeymaha dhinaca cirka ah oo uu ka fuliyo Soomaaliya,kuwaas oo uu la beegsado xarumaha Al-Shabaab iyo kooxda Daacish,waxaana todobaadyo ka hor madaxweynaha Mareykanka uu saxiixay mudo kordhin loo sameynayo ciidamada Mareykanka ee ka howlgalla Soomaaliya.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews