berberatoday.com
Maxkamad Dalka Sweden Kutaala Oo Nin Somaliyeed Ku Xukuntay Xabsi Daa,im Iyo Danbiga Uu Galay
April 16, 2019 - Written by admin

Sweden(Berberatoday.com)-Maxkamad ku taallo Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, ayaa xukun xabsi daa’in ah ku riday muwaadin Somaliyed oo lagu eedeeyay inuu dilay gabadh uu saaxiib la ahaa.

Maxkamadda ayaa xukun ku riday Yuusuf Shiiraar Xuseen oo sanadkii 2018kii dilay gabadh ay saaxiibo ahaayeen, kadib markii ay xidhiidhkii ujartay.

Yuusuf ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay inuu gaystay falkaasi oo u adeegsaday bir uu ku dilay gabadhaasi.

Maydka gabadha uu dilay Yuusuf ayaa laga helay guriga, waxaana jidhkeeda ka muuqday jidh dil xooggan sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Booliska dalkaasi Sweden.

Mudooyinkaan dambe waxaa soo badanaya falalka tacadiga ah ee ragga Somalida ay kula kacayaan haweenka ku nool Qurbaha.

Bishii la soo dhaafay ayay aheyd markii muwaadin Somaliyed uu xaaskiisa ku dilay dalka Mareykanka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews