berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Macalin Khabiir Ku Arimaha Badaha Oo Ka Dayriyay Xaaladay Ku Sugantahay Jaamacada Cilmiga Bada Berbera Uu Sheegay Inay Xidhmayso
April 17, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Khabiir Sare Engneer Xuseen Axmed Khayre oo kamida ahaa Macalimiinta Jamacada Cilmiga Bada Berbera Mudo dheerna ka soo shaqeeyay arimaha Badaha kana tirsanaa Ciidamadii Bada Somaliya darajada Korneylna ka gaadhay ayaa ka daayriyay xaalada ay hada ku sugantahay Jamacada Cilmiga Bada Berbera ee Berbera Martime College isaga oo baaq culus udiray Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu si deg deg ah waxa uga qabto faragalina Ku Sameeyo Jaamacada Bada Berbera si aanay meesha uga bixin jaamacad.

Engneer Xuseen Axmed Khayre ayaa tilmaamay in Jaamacada Cilmiga Bada Berbera mihiim Utahay Qaranka Somaliland loona baahanyay in laga shaqeysiiyo oo la kobciyo ardayda wax ka baranaysa lagana soo saaro jiil cusub oo utoobabarab la soo bixida Khayraadka Dihin ee bada Somaliland ku jira kana jawaabi kara baahiyaha arimaha Bada ee Qaranka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Eng. Xuseen Axmed Khayre 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews