berberatoday.com
”Nin Bakhtiyaya Ayaa Loo Xidhay Musuq-Maasuq,Maayarka Gabiley Oo Xoolihii Umada Ku Naaxayna Lama Xidhin”Sheekhul Baladka Gabiley”Daawo Muuqalka
April 17, 2019 - Written by admin

Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista wasiirka caafimaadka Si Kululna U Weeraray ficilada Agaasimaha Caafimaadka.

Gabiley(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka gobolka gabiley sheikh ciise sheikh muxumed warsame ayaa si adag uga hadlay masuul mudo dheer gabiley ugu xidhnaa hawlo musuq maasuq basle markii lasoo ururiyay lacagtii loo haystay lasii daayay

Sheikh ciise ayaa sheegay in ninka xidhaa aanu lahaynba muqaal cunay lacagta loo hayso balse cida musuq maasuq ku kacday ay tahay maayarka gabiley

Sidoo kale ciise sheikh muxumed ayaa soo dhaweeyay magacaabista wasiirka caafimaadka oo uu sheegay in uu reer gabiley yahay halka eedo culus ujeediyay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka oo uu sheegay in aanu ahayn reer gabiley uuna bixiyay xaruntii caafimaadka gobolka

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews