berberatoday.com
Suuriya: Nin Ey Ka Lumay Oo Qofka Soo Hela Lacag Ugu Ballanqaaday Xilli Dadka Dalkaasi Xaalad Adag Ku Nool Yihiin!
April 17, 2019 - Written by admin

Suriya(Berberatoday.com)-Nin u dhashay Dalka Suuriya ayaa waxa uu ku tallaabsaday arrin aad u layaab badan oo aad uga yaabisay dadka ku dhaqan dalkaasi.

Ninkan ayaa waxa uu baadi goobayaa Ey uu rabaystay oo ka lumay waxa aanu u soo bandhigay qofka Eygaasi gacanta ka soo galiya inuu siin doono abaalmarin lacageed oo dhan Hal Milyan oo ah lacagta Dalkaasi Suuriya ee Liirada ah oo u dhiganta 1,941.7966 Oo Dollar.

Sidaana waxa lagu baahiyay Wargeyska Dimishid Al’aan ee ka soo baxa Dalkaasi Suuriya Oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ninkan ayaa waxa uu baraha bulshada ku baahiyay sawirka Eygaasi waxaanu ka codsaday qofka hela inuu ku soo haggaajiyo cinwaano uu ku baahiyay barahaasi bulshada ilaa iyo haatan lama oga sababta ninkani ku kaliftay inuu lacagta intaasi leeg ku abaal mariyo qofka Eygaasi soo hela waana arrinta ay ilaa iyo haatan ka yaaban yihiin dadka ku dhaqan Magaalo madaxda dalkaasi ee Dimishiq oo ninkaasi laftiisuna ku nool yahay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews