berberatoday.com
Madaxweynaha Iran Oo Dalalka Bariga Dhexe Baaq U Soo Jeediyey
April 19, 2019 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ugu baaqay inay iska caabiyaan sahnuuniyadda, isaga oo weerar ku qaaday Israel.

Rouhani oo ka hadlayey munaasabadda maalinta ciidamada Iran ayuu sheegay in hubka lagu soo bandhigay uu yahay kaliya mid Iran ay isku difaaceyso.

“Dalalka gobolka waxay isku dhinac noolaayeen qarniyo, wax dhibaato ahna ma qaabin, haddii ay dhibaato jirto waxaa sababay kuwa kale” ayuu Rouhani ku yidhi  khudbad laga sii daayey taleefishinka.

“aan is garab istaagno, aan isla jirno oo aan iska saarno joogitaanka kan gardarrada ka wada gobolka” ayuu yidhi

Waxa uu sheegay in hubka iyo awoodda Iran aysan marnaba dhibaato ku ahayn dalalka gobolka.

“Awoodda ciidamada hubeysan ee Iran waa awoodda dalalka gobolka iyo dunida Islaamka” ayuu yidhi

“Haddii maanta ay dhibaato ka jirto gobolka, waxaa xuddun u ah sahnuuniyadda ama kibirka Mareykanka” ayuu yidhi

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews