berberatoday.com
Ururka Shabakadaha Wararka Somaliland Ee SOMA Oo Qaaddacay Guddi uu Guddoomiyaha SOLJA Magacaabay
April 19, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Ururka Shabakadaha Somaliland ee Somaliland Media Online Assocition Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), ayaa cambaareeyey guddi loogu yeedhay guddiga badbaadinta badqabka Suxufiyiinta oo Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Xuuto magacaabay maanta, kuwaas oo u badan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta.

Saleebaan Kalshaale, waxa uu sheegay inaanay aqoonsanayn guddigaas, lana shaqayn doonin, maaddaama oo ay u arkaan guddi cuno-qabatayn iyo culays ku noqon doonta madax-bannaanida iyo badqabka Warbaahinta madaxa-bannaan, mar hadday yihiin shaqaale dawladeed intooda badan iyo dad aan rool sharci ku lahayn awooddan.

Hadalka Xoghayaha Ururka SOMA Saleebaan Kalshaale ka sheegay markii laga soo baxay hoolka lagaga dhawaaqay xubnahaas ee Huteel Ambassador ee magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews