berberatoday.com
Aabo Gabadh Yar Oo Uu Dhalay Hudheel Uu Cunto Ka Cunay Rahmaad Ugu Dhiibay & Qiimaha Cuntadaasi !
April 20, 2019 - Written by Berbera Today

China(Berberatoday.com)-Nin u dhashay Dalka China ayaa waxa uu ku kacay arrin aad u layaab badan, ninkan ayaa waxa uu Rahmay Gabadh yar oo uu dhalay oo la socotay.

Ninkan ayaa waxa uu cunay cunto qiimaheedu yahay waxa ka yar hal dollar waxa aanu qiimaha cuntada uu cunay ay aheyd 0.89 dollar, kadib markii uu cunay isla markaana uu arkay warqadii xisaabtu ku qornayd ayaa waxa uu go’aansaday inuu gabadh yar oo uu dhalay oo da’deedu aheyd laba jir inuu rahmo isla markaana uu kaga tago maamulka maqaaxida uu wax ka cunay oo marka uu lacagta keeno uu gabadhiisa kaxeysto.

Sidaana waxa lagu baahiyey Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxa lagu sheegay in gabadhaasi yar ayaa ka daba carrartay Aabaheed, balse way gaadhi weyday waxaana soo celiyay gabadhii yareyd maamulka maqaaxida.

Aabaha cajiibka ah ee gabadha uu dhalay rahmay ayaa waxa uu soo noqday muddo saacado kadib ah waxaanu bixiyay lacagtii, intaasi kadib ayaa waxa uu kaxeystay gabadhiisii yareyd ee uu dhalay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews