berberatoday.com
Wufuud ay Kala Hogaaminyaan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia Oo Ku Sugan Khaliijka
April 20, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo, ayaa khamiistii safar shaqo ugu kicitimay dalka Isu-tagga Inaaradka Carabta. Halka shalayna Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo looga yeedhay Sucuudiga.

Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi ayaa salka ku hayaa martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo diyaar gaar ah u soo diray, taasi oo ka qaaaday Madaxweynaha iyo waftigii la socday Cigaal International airport.

Mar uu la hadlaayay wasiirka arrimaha dibadda Yaasiin xaaji Maxamuud xiir faratoon warfidiyeenka waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu safar shaqo labba ilaa hal maalin ah ku maqnaan doono AUE kaasi oo arrinaha labbada dal khuseeya ay ka soo wada xaajoon doonaan.

Waftiga waxaa ku wehelinaayay Madaxweynaha wasiirka arrimaha dibadda iyo Wasiirka horumarinta Qorshaynta.

Geesta Kala Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay booqasho rasmi ah ka helay dalka Boqortooyadda Sucuudga oo la filaayo inuu kanwada hadlaan arrimaha dhoofka xoolaha.

Labadan dal ee ku bahoobay quwadda Khaliijka ayaan la garan karin sabbata ay iskugu beegeen safarka labbada dowladeed ee somalia iyo somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews