berberatoday.com
Allah Ha Unaxariisto Marxuum Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid Saldhige(Tabliiq Sharci)Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday
April 21, 2019 - Written by admin

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Garyaqaan Mohamed Hassan Saeed Salidhige Oo Hada Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Agagaarka Biriishka Kalajab Oo Masaafo 20KM Dhinaca Jidka Burco Kaga Beegan Berbera.
Marxuumka Ayaa La Sheegay In Gaadhi Weyn Oo Xamuula Iyo Gaadhiga Uu Watay Oo Taxi Ah Isku Galeen Halkaas Gaadhiga Marxuumku Uu Watayna Gubtay Oo Dab Qabsaday Sidaasna Uu Ku Geeriyooday.
Alle Ha Unaxariisto Janatul Fardawsana Ha Geeyo Marxuum Garyaqaan Mohamed Hasan Saeed Saldhige Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Ehel Asxaab Iyo Qaraababa Aamin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews