berberatoday.com
“Ururka Garyaqaanada Somaliland Waxaan Usoo Jeedin Lahaa Kiiskii Marxuun Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid Inay Halkii Kasii Wadaan Xusaana Waxna Ka Qoraan Cadaaladardii Qarniga Ee Ku Dhacday”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
April 21, 2019 - Written by Berbera Today

Maxamed xasan saciid socay wuxuuna tagay
gurigiisi runta ahaa allah how naxariisto Maxamed waxuu dacwad ku jiray mudo labaatan sano ah oo aanu cidna garab ka helin waxaynu odhan karaa guud aan qaranka Somaliland iyo gaar ahaan rèer saaxilba way hagradeen marxuun garyaqaan maxamed xasan siciid waxa ku dhacay cadaalad daro wayn maxamed xasan maydkiisi dad aad u badan ayaa yimi laakiin maalintii noolaa ee u baahnaa wax is garab taaga muu helin dakaa maydkiisi ku soo ururay
19 march 2019 ayuu yimi berbera wuu u cawday maamulka goboka iyo kan degmadaba wuxuu ka codsaday wuxuu xaq ugu lahaa wuxuu yidhi 20 sano ayaa dacwad ku jiray waxna ku waayay si aan nolasha caadigaa ula qabsado dub u dajin ii sameeya kamuu helin siduu marxuunku ku sheegay qoraalkiisi ugu danbeeyay gebogebo waxaan u soo jeedinlahaa ururka qareenada Somaliland inay dacwadii maxamed Halkii kasii wadaan inaanay ilaawin maxamed inay xusaan oo buugaag ka qoraan cadaalad daradii ku dhacay
Wabilaahi tawfiiq

 

 

Xaaji Cabdi Jaamac Aaadan

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews