Halkan Ka Arag Sawirada Dadkii Ku Geeriyooday Roobkii Xalay Ee Hargeysa Da,ay Iyo Khasaaraha Kale Ee Ka Dhashay
May 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa isa soo taraya khasaaraha naf iyo Maalba leh ee uu sababay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa.
Roobkan oo aad u xoog badnaa ayaa da’ayey Muddo Saacad ku dhow, waxaana ka dhashay Daadad badan, daadadkaasi oo la tagay gaadiid badan.