berberatoday.com
Cabsi Laga Qabo Weerar Lagu Qaado Ciidanka Mareykanka Ee Ku Sugan Ciraaq
May 15, 2019 - Written by admin

Baghadad(Berberatoday.com)-Afhayeenka Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Bill Urban ayaa sheegay in Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka heegan sare la geliyey, iyadoo laga cabsi qabo in la weeraro Ciiddankooda.

Hadal-qoraal oo uu soo saraay ayuu Afhayeenka ku sheegay inay heleen digniin ku aadan Khatartaasi, wuxuuna xusay inay si dhow u ilaalayn doonaan xaalladda.

Mar sii horreysay, Ku-xigeenka Ciiddanka Isbahaysiga Maraykanka hoggaamiyo, Jeneral Kiristofar Gika oo u dhashay Britain ayaa sheegay in heerka cabsida ee Kooxaha ay Iiraan taageerto ee ka dhanka ah Ciiddanka Isbahaysiga ee ku sugan gudaha dalalka Iraq iyo Syria aysan sare u kicin.

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon waxay kordhiyeen Ciiddankooda ka jooga Gobalka Bariga Dhexe , iyagoo Markab Diyaaradaha xambaarta u direen Gacanka Beershiya.

Milliteriga dalalka Iiraan iyo Maraykanka ayaa qarka u saaran inuu dhex maro Dagaal lagu hoobto, inkastoo uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mayk Bombeeyo shalay sheegay inaysan doonaynin inay dagaal la galaan Iiraan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews