berberatoday.com
Shaqaalaha Damdamiska Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Ku Guulaystay Daminta Dab Kacay Guri Kuyaalada Xaafada Barwaaqo
May 21, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Shaqaalaha ka hortaga aafada dabka  ee Hoose Ee Berbera Ayaa Ku Guulaystay In Ay Damiyaan Dab ka kacay Guri Ku Yaala Xalafada Barawaaqo Ee Magaalada Berbera.

Dabkan oo ahaa mid sahlan oo aan xawli sare ku baxayn ayaa waxa islamarkiiba ogaaday oo si deg deg ah uxakameeyay kuna guulaystay inay damiyaan shaqaalaha waaxda dabdamiska ee dawlada Hoose ee Berbera iyagoona ku qalabaysan gaadiidka loogu talagay ka hortaga aafada dabka.

Wax khasaare nafeed ahi kamay ay dhalan dabkan waxase waxoogaa gubtay guriga dabku kacaya oo ahaa nooca qadiimka ah ee xaafada Barwaaqo e magaalada Berbera kuyaala.

Halkan Ka Daawo Sawirada

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews