berberatoday.com
Dowladda Iiraan Oo Digniin U Dirtay Mareykanka
May 22, 2019 - Written by admin

Tehran(Berberatoday.com)-Dowlada Iiraan ayaa si kulul uga jawaabtay hanjabaad ka soo yeertay Mareykanka.

Wasiirka arrimiha dibadda ee Iiraan ayaa Mareykanka ugu baaqay in ay joojiyaan hanjabaada ay Iiraan u jeedinayaan.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Mohammad Javad Zarif ayaa si wayn u qaadacay hadalkii ka soo yeeray madaxwayne Trump ee ahaa “in Iiraan ay baab’in donaan”

Mr Zarif ayaa uga digay Mareykanka inay u hanjabaan Iiraan.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in madaxwaynaha Mareykanka ay tahay in uu dib u milicsado taariikhda.

“Iiraan si geesinimo leh ayay ugu istaagtay iyada oo dhammaan dadkii soo weeraray ay tageen aan is xusmayno” ayuu yidhi Mr Zarif.

Abaanduulaaha ciidamada Iran Ali Hajilou ayaa dhankisa sheegay in Mareykanka iyo cadawga Iran aysan awood u lahayn in ay dalkooda ay ka adkaadaan.

Waxa uu carrabka ku adkeeyay in haatan uu Mareeykanka uusan lahayn awood milatari oo u ku weeraro Iran, arrintaasi oo ay sida oo kale toodobaadkii hore ka dhiidhiyeen ciidamada Kacaanka Islaamka ee Iran.

Abaanduulaha ayaa sida oo kale sheegay in waqooyiga dalka uu si adag isugu diyaariyay weerar kasta oo kaga yimaadda cadawga Iran.

”Mareykanka waxaa uu Iran kula dagaalamayaa warbaahinta oo uu adeegsanayaa in uu Iran cabsi geliyo.”

Warbaahinta Iiraan ayaa sidoo kale ku warantay in Iiraan ay kordhisay beekhaaminta Yuureeniyamka oo markii hore la joojiyay ka dib hsehiiskii ay Iiraan la gashay quwadaha waawayn.

Hadalka madaxda Iiraan ayaa ku soo beegmaya xilli Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu soo saaray digniin ku socota Iiraan,isaga oo sheegay in haddii labada dal uu dagaal ka dhex qarxo ay burburin doonaan Iiraan.

Hadii ay Iiraan doonayso in ay dagaalanto waxa ay taasi rasmi ahaan noqon doontaa dhamaadka Iiran,” waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu bartiisa Tweetarka soo dhigay Axaddii.

“Mar dambe uma goodin dooonaan Mareykanka!”ayuu intaa ku da

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews