berberatoday.com
Wafti Ka Socda Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Gaadhay Magaaladda Nairobi Ujeedada Socdaalkooda!
May 22, 2019 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Wafti ka socda labada xisbi ee kulmiye iyo ucid ayaa safar ugu kucitimay magaalada nayrobi ee dalka Kenya ujeedad safarkooda ayaa ah sidii ay kulamo ula soo yeelan lahaayeen wadamada Somaliland ka taageera dhinaca doorashada iyagoo kulamo kala duwan  La Yeelan doona  Beesha Calaamka, Khaasatan Dawladaha Dimquraadiyada Iyo Doorashooyinka ka Taageera jsl.

Ujeedada safarka masuuliyiinta ka kala socda xisbiyada ucid iyo kulmiye ayaa lagu sheegay in la xidhiidho dalab uga yimid wadamada beesha caalamka ee xafiisyadoodu  degan yihiin Kenya kaasi oo ku taxaluqa sidii looga wada xaajoon laha sidii ay somaliland uga qabsoomi lahayd doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanku taasi oo wakhtigan uu hadheeyay khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiga mucaaridka ah ee wadani

Dhanka kale wararka laga helayo safarka masuuliyiinta,labada xisbi ee kulmiye iyo ucid ayaa intaa ku daraya in safarkoodan ay sobob u ahayd gudoomiyaha xisbiga wadani oo isagu hore safar ugu tahay Kenya wadamada Somaliland doorashada ka taageerna gaadhsiiyay dacwad ka dhan ah qaabka ay wax u wadaan labada xisbi ee isku mawqifka ah

Waxaa laga war sugi doonaan waxa kasoo baxa safarka labada xisbi ee dalka Kenya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews