berberatoday.com
Xuutiyiinta Oo Ma Kale Weeraray Sacuudiga
May 22, 2019 - Written by admin

Yemen(Berberatoday.com)-Maleeshiyada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa maanta sheegay inay weerareen keyd hub oo ku yaalla magaalada Koonfureed ee Najran ee dalka Sacuudiga.

Afhayeen u hadlay isbahaysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee Xuutiyiinta kula dagaalamaya Yemen ayaa sheegay in weerarkan lagu fuliyo diyaarado aysan cidno wadin oo siday walxo qarxa, islamarkanaa lala beegsady goob ay dadka rayidka adeegsadeen.

Warbixinta dowladda Sacuudiga ma aysan sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka.

Isniintii, mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sheegay inay dhexda ka qabteen laba gantaal oo maleeshiyada Xuutiyiinta ay soo tureen. Labada gantaal, oo la sheegay inay ku wajahnaayeen Makkah, ayaa laga kala qabtay hawada magaalooyinka Taa’if iyo Jeddah.

Xuutiyiinta ayaa beeniyey inay wax gantaal ah ku tuureen Makkah.

Isbahaysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo, oo Imaaraadka uu ka mid yahay, ayaa muddo afar sano ah dalka Yemen kula dagaalamaya Xuutiyiinta.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews