Prof. Samatar Oo Ka Hadlay Safar Nayrobi Ah Oo Ay Cirro Ku Sii Sheekaysteen Iyo Kaalintiisa Xisbiga KULMIYE
May 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof. Axmed Ismaacil Samatar ayaa ka waramay sida ay haatan isku yihiin xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo uu ka mid yahay iyo socdaal diyaaradeed oo Hargeysa ilaa Nayrobi ah oo ay isku sii lug dareen guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-cirro.