berberatoday.com
Baashe Morgan Oo Ku Hawlan Dhabarjabinta Madaxweyne Muuse Biixi Isaga Oo Urursanaya Cidkasta Ku Mucaarad Ku Ah
June 8, 2019 - Written by admin

Dubai(Berberatoday.com)Wakiilka Somaliland ee Dalka Kenya horena ahaa Wakiilkii Somaliland ee Dalkla Isutaga Imaaraatka Carabta Baashe Cawil Cumar(Morgan)islamarkaana uu sodoga u ahaa Madfaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo ayaa ku hawlan dhabar jabinta Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Isaga oo urursanaya cidkasta oo mucaarad ah,

Waxaana udanbeeyay kulan uu ku sheegay Baashe Morgan inuu hadhimo sharafeed yahay uu ugu Sameeyay magaalada Dubai shaqsiyaadkii ugu mucaaradada Xumaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo xukumadiisa kuwaasoo ay kamid yihiin Boqor Cismaan Buumrmadaw, Maxamed Ibraahim Qabo, Profesor Cali Khaliif Galaydh sida uu Baashe Morgan soo dhigay bartiisa Facebooka uu ku leeyahay isaga oo ku faanaya inuu ragaas mucaradka ku ah Xukumada uu katirsanyahay uu hadhimo sharfeed qado ah Dubai ugu sameeyay.

Waxa kaloo Xubnaha Mucaaradka Ku ah Madaxweyne Muuse Biixi ku wehelinaayay hadhimo sharfeeda xubno ganacsato ah oo lagu soo hagaajiyay iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo war ma qabto ka ahaa kulanka ha yeeshee lagu camirtay.

Warar hoose ayaa sheegay in ujeedada uu Wakiil Baashe uga Gol leeyahay casuumada ragan Mucaaradka Xoogan ku ah Madaxweyne Muuse Biixi tahay inay kuwada socdaan arinka Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi oo quud daraynaya Hogaaminta Xisbiga Kulmiye siweynn a ay Isaga isugu xidhan yihiin iyo inuu Madaxweyne Muuse Biixi Lagu Ruxo inuu Kursiga Gudoomiyenimada Ku wareejiyo Maxamud Xaashi Cabdi waana siyaasad xidhan oo lagu wado socdo ay xoguhu tibaaxayaan Waxaana La filayaa in dhawaan Xisbiga Kulmiye dhexdiisa  qaraxyo ka dhacaan mucaaradadi gudihisa ka bilaabanto maadama oo Wakiil Bashe Ku hawlanb yahay dagaal uu ubadheedhay uu kuhayo Xukumada uu katirsanyahay ee Madaxweyne Muuse Biixi Xulufana ay urursanayaan isaga iyo Maxamud Xaashi Cabdi dad badan oo ay la xidhiidheena wararka la sheegayo.

Halkan Hoose Ka Akhri Qoraal Uu Wakiil Baashe Soo dhigay Bartiisa Facebooka Uu Kaga Hadlayo Hadhimo Sharafeeda Uu Usameeyay Mucaaradka Madaxweyne Muuse Biixi isaga oo ku Faraxsan uu Kulan uqabto

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews