Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka Hadley Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay Hayada Uu Horjoogaha Kayahay
June 10, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha hay”adda shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe, oo ay weheliso Wasiirka wasaarada Shaqada iyo arrimaha Bulshada, ayaa ka jawaabay warbixin banaanka keentay lunsiga musuq-maasuq lagu eedeeyay Hay”adda Shaqaalaha dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka